Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in dalka uu ku jiro dadaal lagu dhisayo saldhigyo dhaqaale, kaabayaal iyo hay’ado siyaasadeed oo taageera koboc waara iyo horumar ballaadhan. Adeegga Isgaadhsiinta Dowladda Itoobiya (GCS)…
Dowladda Kenya ayaa maanta bilowday tallaabooyin lagu xakameynayo ganacsatada ajaanibta ah ee ka shaqeeya ganacsiyada yaryar. Madaxweyne William Ruto ayaa amar ku bixiyay in la xidho qaar ka mid ah…
Duulimaadyada u dhexeeya dalalka Khaliijka iyo Indonesia ayaa wajahaya dib-u-dhac iyo baaqasho, kadib markii dambas ka dhashay foolkaanaha Anak Krakatau uu sababay in si ku-meel-gaadh ah loo xidho garoonka caalamiga…
Iiraan ayaa qorshaynaysa inay ku dhawaaqdo aag badeed oo mamnuuc ah (maritime exclusion zone) oo laga hirgeliyo agagaarka marin-biyoodka Hormuz, taas oo lagu bartilmaameedsanayo maraakiibta ay Tehran aaminsan tahay inay…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in wixii hadda ka dambeeya xiriirka ay Itoobiya la leedahay lagu salayn doono Baaqa Ankara, oo ah hannaankii ay dowladda Turkigu ku…
Masar iyo Pakistan ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo hirgelinta is-afgarad ay Pakistan dhex-dhexaadisay oo u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan, kaas oo lagu doonayo in lagu yareeyo xiisadda Bariga…
Ururka OPEC iyo xulafadiisa, oo loo yaqaan OPEC+, ayaa maanta la filayaa inay go’aan ka gaadhaan in wax laga beddelo iyo in kale siyaasadda wax-soo-saarka shidaalka ee bisha Oktoobar. Ilo…










