Boqortooyada Sucuudiga ayaa sheegtay inay wajahday xaalad adag oo dhinaca difaaca ah, kadib markii ay si weyn uga dhammaadeen rasaasta hubka difaaca cirka ee loo adeegsado ka hortagga gantaallada iyo…
Shirgudoonka Golaha Guuriddu waxa uu beeninayaa war aan sal iyo raad toona lahayn oo ilaa xalay la wareejinaayey baraha bulshada kaas oo lagu sheegay in shaqada laga eryey Xisaabiyaha Golaha…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay weerarradii iyo isku-daygii weerar ee loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kuwaas oo Sacuudigu ku eedeeyay Xuutiyiinta inay bartilmaameedsadeen deegaanno ka tirsan…
Dowladda Masar ayaa sheegtay in ay xoogga saarayso horumarinta iyo xoojinta awoodda Ciidamada Militariga Soomaaliya, si loo dhaqangeliyo iskaashiga dhinaca ciidanka iyo heshiisyadii ay horay u wada galeen Xukuumadaha Qaahira…
Maraykanka ayaa sheegay in uu abaalmarin lacageed oo dhan $5 Milyan oo doollar uu siinayo qofkii keenaya xogta suuragelinaya in la qabto ama la beegsado Khadra Ciise oo Soomaali ah…
Hargeysa, Somaliland — 16 Sebtembar 2026:Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa magaalada Hargeysa ka furay Shirweynaha Horumarinta Ganacsatada Yaryar, Kuwa Dhexe iyo Iskaashatooyinka, kaas oo ay…











