Xiisad diblomaasiyadeed ayaa sii xoogaysanaysa oo u dhaxaysa Uganda iyo Turkiga, iyadoo mudaharaadayaal reer Uganda ah ay Jimcihii isugu soo baxeen bannaanka Safaaradda Turkiga ee magaalada Kampala. Dibadbaxa waxaa abaabulay…
Maraykanka, Denmark iyo Greenland ayaa heshiis ka gaadhay arrimaha amniga ee Greenland, kaddib bilo ay socdeen khilaafaad iyo hadallo ka yimid Madaxweyne Donald Trump oo ku saabsanaa in Maraykanku la…
Dowladda Nigeria ayaa amartay baadhitaan ku saabsan dhimashada 37 qof oo loo haystay inay ku lug lahaayeen macdan-qodis sharci-darro ah, kuwaas oo ku dhintay xabsiga hay’adda Nigeria Security and Civil…
Mohammad Baqer Zolghadr, oo ah la-taliyaha dhanka siyaasadda ee hoggaamiyaha cusub ee Iran, Mojtaba Khamenei, ayaa sheegay in dalkiisu aanu doonayn in uu furo Marinka Hormuz inta uu Donald Trump…
Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, S/Guuto Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaan Taliye Shub, ayaa faahfaahin cusub ka bixiyay weerarkii dhawaan lagu beegsaday gurigiisa ee degmada Doolow ee gobolka…
Hay’adda Booliska Caalamiga ah ee INTERPOL ayaa soo bandhigtay natiijada howlgal caalami ah oo lagu baadi-goobayay dad lagu raadinayay dambiyo kala duwan, kuwaas oo ku dhuumaaleysanayay dalal kala duwan, iyadoo…











