Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si adag uga hadlay weerarkii lagu qaaday Taliye Shub, isaga oo dowladda ku eedeeyay inay isku dayayso inay bulshada…
Ciidamada Qaranka ee Resistance-ka Yemen ee taageera dowladda ayaa sheegay inay dagaallo culus la galeen Xuutiyiinta koonfurta gobolka Xudaydah, oo ah deegaan istaraatiiji ah oo ku yaalla xeebaha Badda Cas.…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta safar shaqo oo rasmi ah ugu ambabaxay dalka Maraykanka, isaga oo sii mari doona Isutagga Imaaraadka Carabta, sida ay sheegtay Madaxtooyada Somaliland.…
Itoobiya ayaa dhalinyaro u diraysa dalal ka tirsan Afrika, si ay ula wadaagaan khibradda iyo aqoonta dalkaasi u leeyahay ilaalinta deegaanka iyo barnaamijka Green Legacy Initiative (GLI). Munaasabad xalay lagu…
Shirkadda diyaaradaha ee qiimaha jaban ee Cumaan, SalamAir, ayaa maanta, 3-da Sebtembar 2026, bilowday duullimaadkeedii ugu horreeyay ee tooska ah ee isku xidha magaalada Muscat iyo Muqdisho, taas oo labada…
Dhimashada ka dhalatay dillaaca cudurka Ebola ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa gaadhay in ka badan saddex kun oo qof. Xogta dowladda Congo ayaa sheegaysa in 3,007 qof ay…










