Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, iyo dhiggiisa Malaysia, Anwar Ibrahim, ayaa ka wada hadlay sidii loo ballaarin lahaa iskaashiga dhaqaale iyo horumarineed ee labada dal, iyaga oo si gaar ah…
Sacuudi Carabiya ayaa xidhay dhuumaha shidaalka ee East-West, kadib weerar ay Khamiistii fuliyeen diyaarado aan duuliye lahayn. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sacuudiga ayaa sheegtay in diyaaradahaasi ay ka yimaadeen Ciraaq, halka…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa booqday National 9/11 Pentagon Memorial ee dalka Maraykanka, oo lagu xuso 184-kii qof ee ku dhintay weerarkii argagixiso ee 11-kii Sebtembar 2001 lagu…
Maamulka Israa’iil ayaa ku biiray dhinacyada taageeraya dadaallada Itoobiya ay ugu raadinayso saldhig joogto ah oo ay ka hesho Badda Cas, sida uu sheegay Danjiraha Israa’iil ee Addis Ababa, Avraham…
Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay in ay xoojinayso dedaallada ay uga hortagayso qulqulka tahriibayaasha, kuwaas oo ay qayb ka yihiin Soomaali, iyadoo bilihii lasoo dhaafay uu kordhay tirada dadka isku dayaya…
Dawladda Itoobiya ayaa 10-ka Sebtembar 2026 xustay Maalinta 24-aad ee Midowga Afrika, iyadoo dib u xaqiijisay doorkeeda taariikhiga ah ee horumarinta midnimada qaaradda iyo taageerada dadaallada lagu dhisayo Afrika isku…
Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta ku soo dhigay eedaysane Xasan Saleebaan Haaruun (Gallaydh), oo ku eedaysan faafinta warar been-abuur ah. Eedaysanaha ayaa wax laga weydiiyey wararka uu warbaahinta ku faafiyey,…











