Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka Marco Rubio ayaa 15-kii Sebtembar 2026 ku dhawaaqay siyaasad cusub oo lagu xaddidayo fiisooyinka dadka ajnabiga ah ee Koonfur Afrika, kuwaas oo Washington ku eedaynayso inay…
Madaxweyne Donald Trump ayaa wajahaya dhabar-jab sharci oo cusub, wax ka yar laba bilood ka hor doorashada dhexe ee Maraykanka. Maxkamadda Sare ayaa diiday codsi maamulkiisu ku doonayay in la…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, H.E. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey Machadka Caalamiga ah ee Hudson Institute ee Washington D.C. Machadkan oo ah xarun caalami ah…
Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga XFS, Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta Golaha Shacabka ee BFS hor keenay Hindise Sharciyeedka Difaaca Qaranka, kaas oo lagu hagi doono guud ahaan ciidamada qalabka sida ee…
Cumaan ayaa dib u dhigtay kulan la qorsheeyay inuu maanta ka dhaco magaalada Salalah, kaas oo ay Iran iyo dalalka Khaliijku kaga wada hadli lahaayeen xaaladda gobolka iyo amniga marin-biyoodka…
Wakaaladda wararka rasmiga ah ee Lubnaan ayaa sheegtay in ciidamada Israa’iil ay qarax xooggan ka geysteen magaalada Khayam ee koonfurta dalkaas. Wararka ayaa tilmaamaya in qaraxa uu ahaa mid aad…










