Israa’iil ayaa sheegtay inay magaalada Gaza ku qabatay Muin al-Arabid, oo ay ku tilmaantay madaxa waaxda amniga gudaha ee Xamaas, kaddib hawlgal ay fuliyeen ciidamada gaarka ah iyo hay’adda Shin…
Ciidamada Mareykanka ayaa 1-dii Sebtembar 2026 duqeymo cusub ka fuliyay gudaha Iran, gaar ahaan goobo militari oo ay ku jiraan nidaamyada difaaca cirka iyo raadaarrada, kaddib markii uu dib u…
taas oo carqalad weyn ku keentay duulimaadyadii Garoonka Caalamiga ah ee Jomo Kenyatta iyo garoomo kale oo dalka ah. Reuters ayaa sheegtay in shaqo-joojintu ay sababtay baaqasho iyo dib-u-dhac ku…
Ciidamada badda ee Israel ayaa heegan sare la geliyay, kadib markii ay sheegeen inay doonayaan inay ka hortagaan dhaqdhaqaaqyo cusub oo ay ciidamada badda ee Turkigu ka wadaan badda iyo…
Shirkadda diyaaradaha xamuulka ee fadhigeedu yahay Imaaraadka Carabta ee SolitAir ayaa ballaarisay shabakaddeeda Afrika, iyadoo adeegyo cusub oo xamuul ah ka bilowday Hargeysa, Somaliland, iyo Port Harcourt ee Nigeria. Duullimaadka…
Tirada dadka ku dhintay fatahaadihii ba’naa ee ka dhacay xudduudda dalka Nepal iyo Tibet ayaa kor u dhaaflay 987 qof, halka ay ku dhawaad 3,916 qof oo kale weli la…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa aqbalay in dalka lagu qabto doorashooyin muddo toddoba bilood gudahood ah, isagoo sidoo kale qayb ka mid ah dalabaadka mucaaradka ka qaatay wada-hadallada lagu…
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in ay maanta billaabeen baaritaan horudhac oo lagu sameyn doono muuqaal lagu faafiyay baraha bulshada oo tilmaamaya muwadin lagu sameeyay tacadi. Muuqaalkan oo…










