Dagaalka ka aloosan Bariga Dhexe ayaa isu beddelay qalalaase dhaqaale iyo mid amni oo dunida oo dhan taabanaya. Warbixinno ay baahiyeen warbaahinta caalamku ayaa muujinaya in xiisaddu dhalisay cabsi, barakac…
Sida lagu sheegay ogeysiis rasmi ah, hawlaha rarista iyo dejinta konteenarrada, socodka maraakiibta, iyo adeegyada saadka ayaa hadda si caadi ah u shaqeynaya. Tallaabooyin degdeg ah ayaa la qaaday si…
Iiraan ayaa dib u bilowday weerarradii dhinaca cirka ee ay ku haysay waddamada Khaliijka Carabta, iyadoo sii wadaysa beegsiga saldhigyo Maraykanku leeyahay oo ku yaalla gobolka oo dhan. Waxaan saaka…
Bayaan rasmi ah ayaa lagu sheegay in 137 gantaal iyo 209 diyaarado aan duuliye lahayn lagu soo riday dhulka Imaaraadka Sabtidii, iyadoo inta badan lagu qabtay ama lagu burburiyey nidaamyada…
Dhaxal-sugaha Sucuudiga, Mohammed bin Salman, ayaa la sheegay inuu door firfircoon ka qaatay dadaallada lagu cadaadinayay Maraykanka si tallaabo milatari looga qaado |iraaN. Sida ay werisay The Washington Post, Maxamed…
Telefishinka dawladda ah ee Iran ayaa waaberigii saaka si rasmi ah u shaaciyay geerida Hoggaamiyaha Sare ee dalkaas, Aayatullah Cali Khamenei, kaddib weerarro ay sabtidii shalay fuliyeen Maraykanka iyo Israel.…
Wasaaradda difaaca ee Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in dalka lagu soo qaaday “Weerar qaawan oo ay ku lug lahaayeen gantaallada ballistic-ga ee Iran”. “Nidaamyada…
Dhammaan shirkadaha waaweyn ee diyaaraduhu waxay weeciyeen ama baajiyeen duullimaadyadii ay ku tagi lahaayeen gobolka, iyaga oo sabab uga dhigaya badqabka, raalligelinna siiyay macaamiisha. Virgin Atlantic waxay sheegtay inay joojisay…











