Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa xaqiijiyey in Mareykanku bilaabay howlgallo dagaal oo waaweyn gudaha dalka Iran, isagoo sheegay in howlgalladan la sameeyey si loo baabi’iyo khatar halis ah oo uu…
Pakistan:Sida xogta Global Firepower muujinayso, Pakistan waxay leedahay ku dhawaad 1.3 milyan askari, 78,000 oo ka tirsan ciidamada cirka, iyo 1,399 diyaaradood. Kuwa ugu awoodda badan waa F-16 (Maraykan) iyo…
Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa maanta si cad u beenisay warar sheegayay in nidaamka difaaca gantaallada S-400 la geeyay Soomaaliya. Wasaaraddu waxay sheegtay in S-400 uu yahay nidaam difaac oo gaar…
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in ku dhawaad 6.5 milyan oo qof, oo u dhiganta saddex-meelood meel shacabka Soomaaliya, ay wajahaan macluul daran bisha Maarso. Tiradan ayaa korodhay ku dhawaad…
Fadhigii 55-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), isla markaana uu wehelinayey Madaxweyne Ku-xigeenka JSL, Mudane Maxamed Cali Aw…











