Hargeysa – Shir maalmihii u dambeeyey ka socday Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, oo diiradda lagu saarayey qiimaynta waxyaabihii u qabsoomay Ciidanka Qaranka sannadkii tegay iyo qorshayaasha hor…
KU: Dhammaan Wasaaradaha, Hay’adaha Madaxa-bannaan iyo Wakaaladaha Dawladda𝗨𝗝𝗘𝗘𝗗𝗗𝗢: 𝗝𝗢𝗢𝗝𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗫𝗔𝗙𝗔𝗟𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗠𝗨𝗡𝗔𝗔𝗦𝗜𝗕𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔 𝗔𝗕𝗔𝗔𝗟-𝗠𝗔𝗥𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗦𝗛𝗔𝗤𝗔𝗔𝗟𝗔𝗛𝗔 𝗗𝗢𝗪𝗟𝗔𝗗𝗗𝗔Mudane /Marwo,Anniga oo fulinya amarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), waxa aan qoraalkan…
Abaanduulaha Labaad ee Ciidanka Qaranka JSL Sareeye Guuto Axmed Xasan Faarax iyo Hoggaanno ka socda Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka JSL, ayaa maanta tababar u soo xidhay Saraakiil lagu carbiyey…
Shilka oo ahaa mid aad u ba’an ayaa ka dhashay isku dhaca laba gaadhi, waxaana isla goobtaas ama wax yar kadib ku naf waayay shantii qof ee saarnaa mid ka…











