Kulanka todobaadlaha ah ee Waaxaha Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha JSL ayaa sidii caadada ahayd ka qabsoomay hool-ka Shirarka Xarunta-dhexe ee Wasaaradda, waxa kulanka gudoominayey Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda 𝐌𝐝. 𝐈𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥 𝐌𝐚𝐰𝐥𝐢𝐢𝐝…
Qaramada Midoobay ayaa taageertay adeegsiga khariidadda Equal Earth, taas oo si ka sax ah u muujinaysa baaxadda dhabta ah ee qaaradaha, gaar ahaan Afrika. Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa…
Ku dhawaad afar sano kadib heshiiskii nabadeed ee Pretoria ee November 2022, dagaalkii ballaarnaa ee ka dhacay gobolka Tigray wuu joogsaday, balse khilaafaadkii siyaasadeed, dhuleed iyo amni ee salka u…
Qaraxyo ayaa Sabtidii laga maqlay agagaarka Jasiiradda Kharg ee Gacanka, oo ah xarun muhiim u ah dhoofinta shidaalka Iran, iyadoo warbaahinta Iran ay sheegtay warar aan weli si rasmi ah…
Hubka shisheeye, tignoolajiyadda milatari, dagaalyahannada iyo shabakadaha saadka ayaa gacan ka geysanaya sii socoshada colaadda Suudaan, waxayna kordhinayaan awoodda dhinacyada dagaallamaya ay u leeyihiin inay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku…
Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka Adduunka IOM kana mid ah Hay’adaha hoostaga Qaramada Midoobay ayaa dalbatay lacag ay ku sheegtay in ay ku maareyneyso xaaladaha bani aadamnimo ee ka dhasha…
Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si adag uga hadlay weerarkii lagu qaaday Taliye Shub, isaga oo dowladda ku eedeeyay inay isku dayayso inay bulshada…











