Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay awood u leedahay inay si buuxda ula wareegto mas’uuliyadda amniga dalka, haddii ay dalka ka baxaan Ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM, sida uu sheegay…
Qiimaha saliidda adduunka ayaa gaadhay heerkii ugu sarreeyay tan iyo bishii July, kaddib markii ay sii xoogaysteen weerarrada iyo xiisadda ka taagan Bariga Dhexe. Saliidda Brent ayaa kor u kacday…
Xiisadda siyaasadeed iyo tan militari ee ka dhex taagan dowladda federaalka Itoobiya iyo Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ayaa sii kordhaysa, iyadoo walaac laga qabo in xaaladdu mar kale isu…
Guddida Nidaaminta Tamarta Somaliland ayaa si toos ah uga hor timid go’aankii ay shalay si wadajir ah ugu dhawaaqeen shirkadaha korontada Somaliland, kaas oo lagu kordhiyey qiimaha korantada dalka. Guddidu…
Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in Xuutiyiinta Yemen ay weerarro ku qaadeen goobo rayid iyo xarumo dhaqaale oo ku yaalla koonfurta dalka, kuwaas oo ay ku dhaawacmeen 73 qof, oo ay ku…
Ciidamada daacadda u ah dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay ayaa bilaabay weerarro rogaal-celis ah oo ka dhan ah Xuutiyiinta, iyadoo saraakiisha dowladda ay sheegeen in ujeeddadu tahay in dib…
Sheekh Cali Wajiis ayaa mar kale soo saaray fatwo uu ku taageerayo in dowladda federaalka Soomaaliya ay awood u leedahay inay isticmaasho hub culus iyo diyaaradaha dagaalka si ay uga…











