Ciidamada daacadda u ah dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay ayaa bilaabay weerarro rogaal-celis ah oo ka dhan ah Xuutiyiinta, iyadoo saraakiisha dowladda ay sheegeen in ujeeddadu tahay in dib…
Sheekh Cali Wajiis ayaa mar kale soo saaray fatwo uu ku taageerayo in dowladda federaalka Soomaaliya ay awood u leedahay inay isticmaasho hub culus iyo diyaaradaha dagaalka si ay uga…
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in dalka uu ku jiro dadaal lagu dhisayo saldhigyo dhaqaale, kaabayaal iyo hay’ado siyaasadeed oo taageera koboc waara iyo horumar ballaadhan. Adeegga Isgaadhsiinta Dowladda Itoobiya (GCS)…
Dowladda Kenya ayaa maanta bilowday tallaabooyin lagu xakameynayo ganacsatada ajaanibta ah ee ka shaqeeya ganacsiyada yaryar. Madaxweyne William Ruto ayaa amar ku bixiyay in la xidho qaar ka mid ah…
Duulimaadyada u dhexeeya dalalka Khaliijka iyo Indonesia ayaa wajahaya dib-u-dhac iyo baaqasho, kadib markii dambas ka dhashay foolkaanaha Anak Krakatau uu sababay in si ku-meel-gaadh ah loo xidho garoonka caalamiga…
Iiraan ayaa qorshaynaysa inay ku dhawaaqdo aag badeed oo mamnuuc ah (maritime exclusion zone) oo laga hirgeliyo agagaarka marin-biyoodka Hormuz, taas oo lagu bartilmaameedsanayo maraakiibta ay Tehran aaminsan tahay inay…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in wixii hadda ka dambeeya xiriirka ay Itoobiya la leedahay lagu salayn doono Baaqa Ankara, oo ah hannaankii ay dowladda Turkigu ku…










