https://www.premierbank.so/
Kulanka todobaadlaha ah ee Waaxaha Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha JSL ayaa sidii caadada ahayd ka qabsoomay hool-ka Shirarka Xarunta-dhexe ee Wasaaradda, waxa kulanka gudoominayey Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda 𝐌𝐝. 𝐈𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐒𝐒π₯ 𝐌𝐚𝐰π₯𝐒𝐒𝐝…