Sergio Ramos ayay u ahayd habeen murugo oo isaga u gaar ah, waxaana uu ka qoomamooday sabbabta uu xagaagii sida bilaashka ah ugu wareegay kooxda reer France ee Paris…
Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa shaaciyey in isbeddello lagu samaynayo tartanka Champions League, hase yeeshee waxa uu meesha ka saaray hindise lasoo jeediyey oo dhigayay in loo ogolaado…
Tababaraha ku meel gaarka ah ee Manchester United Ralf Rangnick iyo Sir Alex Ferguson ayaa isku khilaafsan tababaraha noqon doona midka joogtada ah ee kooxda Man United. Taasi waa sida…
Goolhayaha reer Belgium ee Miguel van Damme ayaa geeriyooday isaga oo 28 jir ahaa, kaddib muddo uu la halgamayay xanuunka halista badan ee Leukaemia oo ah nooc ka mid ah…
Barcelona isku daygeeda ah saxeexa xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah ayaa ah mid ay curyaaminayan sharciyada dhaqaalaha ee horyaalka La Liga. (Mirror) Liverpool ayaa Real Madrid tartan kagala kulmi doonta…
Real Madrid ayaa bedeli karta tababaraheeda haatan ee Carlo Ancelotti haddiiba ay qaab niyad jab leh ku dhammaysato xilli ciyaareedkan 2021-22 ee mudada koobani ka hadhay. Real Madrid ayaa magacawday…
doonayaan saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Ruben Neves si ay ugu xoojiyaan kooxda xagaaga. Laakiin Woves ayaa Gunners u sheegtay in ay bixiso lacag dhan 50 milyan oo euro hadii…
Koobka adduunka Qatar 2022 waxa inaga xiga wax ka yar 8 bilood waxana fasaxa xulalkan la ogaan doonaa xulal badan oo u soo baxa koobka adduunka. 19 Xul…










