Qaar ka mid ah shacabka Hargeysa iyo aragtidooda Koobka Aduunka ee Caasiamadda Doxa.
Maxad ka ogtahay koobka Kubadda Cagta Adduunka oo maanta ka furmaya wadanka Gadar.
Manchester United ayaa diyaar u ah inay jabiso rekoodhkeeda suuqa si ay ula soo saxeexato khadka dhexe ee West Ham United ee Declan Rice oo 23 sano jir ah.…