https://www.premierbank.so/

Warbixin Wajaale: Cabaddaha Biyooleyaasha dameerluhu kala kulmaan Wakaaladda biyaha!

Dameerlayaasha Biyoolaha Magaalada Wajaale Ayaa sheegay inay Caqabado Adeg kala kulmaan Wakaalada wajaale oo ay kuyuu Dheer u Galaan Markay Biyaha ka dhaaminayaan Keydka Biyaha iyadoo Magaalada Ay ka jiro Xaalad biyo yaraan ah.

 

https://www.premierbank.so/