HomeWararka ugu WaweynGuddiga Qaban-qaabada Gogosha Nabadda, xubno ka tirsan Guddida Nabadda Qaranka, iyo maamulka gobolka Sanaag ayaa duleedka magaalada Ceerigaabo ku soo dhaweeyey xubno hordhac u ah ergada shirka nabadda Sanaag ee beesha Warsangeli. Guddiga Qaban-qaabada Gogosha Nabadda, xubno ka tirsan Guddida Nabadda Qaranka, iyo maamulka gobolka Sanaag ayaa duleedka magaalada Ceerigaabo ku soo dhaweeyey xubno hordhac u ah ergada shirka nabadda Sanaag ee beesha Warsangeli. By Warda September 30, 2025 0 Comments Odayaasha iyo madax-dhaqameedka soo gaadhay Ceerigaabo waxaa hoggaaminayey: Boqor Ibraahim Maxamed Xasan (Gacmayare) Caaqil Sharmarke Warsame Dalmar Caaqil Xuseen Xasan (Karsay) Oday Siciid Maxamuud Ismaaciil Caaqil Cabdiqani Qalbi Guurti Jaamac Salaad Caaqil Cabdicasiis Qalib Jiif Caaqil Jaamac Carab Related Articles Wararka ugu WaweynAbout 7 hours ago Golaha Shacabka oo Horyaalla Hindise Sharciyeedka Difaaca Qaranka Wararka ugu WaweynAbout 8 hours ago Wadahadalladii Iran iyo dalalka Khaliijka oo dib loo dhigay Wararka ugu WaweynSeptember 13, 2026 Eritrea oo Ethiopia ku eedeysay xasilloni-darrada Geeska Afrika. More in Wararka ugu Waweyn Hogaanka xisbiyada siyaasadda Somaliland oo kulan la qaatay Komishanka doorashooyinka Somaliland July 27, 2020