https://www.premierbank.so/

”Cabdiraxmaan Cirro marabo inuu dalkiisa dagaal ka rido ee wuxuu rabaa waxa uu xaq u leeyahay….”

Qaar ka mid ah taageerayaasha xisbiga Waddani ee gobolka Maroodijeex oo ah haween  ayaa taageero u muujiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay murashaxa madaxwayne ee xisbigaasi, kaasoo ahaa in dib ay u abaabulayaan dibadbaxyo salmi ah.

 

https://www.premierbank.so/