https://www.premierbank.so/

Ma Isbixinaysaa Siyaasadda Gaarka ah ee Iswiidhan Ku Wajahday COVID19 ?

Wadanka Sweden oo ah wadanka kaliya ee kuwaajahay xanuunka Coronavirus  siyaasad ah in dadka aan guryha fadhiyin laakin is dhex socdaan ayaa waajahaya “mowjaddii labaad” ee xanuunkan.

Anders Tegnell oo ah khabiir caafimaad oo ah dhaktarkii u aabaha ah siyaada ah “in dadku hawshooda iska wataan” siddii caadiga ahayd ayaa sheegay 40% dadka caasimadda Stockholm inay noqon doonaan kuwo aanu xanuunku haleeli karin oo leh difaaca ay ka heleen siyaada “furan” dhamaadkan bisha May ee aynu ku jirno.

Sweden iyo Anders Tegnell waxay noqdeen kuwo aduunyaddu eegayso ka dib markii ay qaateen siyaasadda caafimaad oo ka duwan aduunka intiisa kale oo ka dhigtay kali socod.

Hudheeladdii cuntadda iyo maqaaxiyihii way furanyihiin waana fadhiyaa.

Khabiirkan waxa uu caan ka noqday dalka Sweden iyo dunidda intaada kale ka dib markii taladdiisii ahayd isku furka-dadka uu qaatay wadankiisa Sweden.

Tiradda geeridda Sweden way ka hoosaysaa wadamada UK, Italy, Belgium, iyo Spain iyaddoon waliba sidaas meherad kaliya la xidhin laakin dadka la yidhi is xilqaama oo kal fogaada. Wadamaas qaatay siyaasadda ah “beerka dhulka dhiga” een laysku baxayn ayaa ka dhimasho badan.

Meelaha lagu daryeel duqayda ee dalka Sweden ayaa xanuunka si adag u halalakeeyay taasoo uu  khabiirku ku sababeeyay kororka xanuunkan sabab xaga tayadooda la xidhiidha meesha dagan yihiin taasina waxay u nuglaysay  in uu xanuun corvid 19 haleelo dadkan waa wayn. Sweden waxay ka leexatay siyaasadda “lockdown” oo ah bandooda ah ee uu qaatay China wadankaas oo xanuunka ka dilaacay markii ugu ugu horaysay. aduunka intiisa kalena kaga dayatay siddii ula tacaalay oo noqotay, guriga fadhiya oo kaliya bas.

https://www.premierbank.so/