Wasiirka Warfaafinta Somaliland ayaa ka jawaabay sababaha u xidhay warbaahintii ugu badnayd ee dalka ka howl gasha
Hogaamiyaha ururka siyaasadeedka Shacabka Dr Xaglo Toosiye ayaa sheegay in deeganada Boocame iyo Buuhoodle ay ka dhacayso doorashooyinka soo socda.
Guddida dhaqaalaha ee golaha wakiiladda Somaliland ayaa kulan la qaatay Wasiirka Waxbarashadda
Musharaxa Madaxweyne ee Xusbiga Wadani iyo Wafti u hogaaminayo ayaa habeenimadii xalay lagu soo dhaweeyay Degmada Wadaamogo ee Gobolka Saraar.
Xisbiga Ucid oo cambareeyey goโaankii Wasiirka Ciyaaraha Somaliland ee ku saabsanaa muran ka dhashay ciyaar dhexmartay kooxaha Waxool iyo Booliska.
“Waa ceeb in Madaxweynuhu duro shirka Beel dhan isaga oo ku soo baxay talo Suldaan!
Hogaanka sare ee X. Waddani ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool
Ciidamada Dawlada Federaalka Soomaliyaย iyo kuwo maamulka Koonfur Galbeedย ayaa Alshabaab kala wareegay deegaano
Golaha Guurtida Somaliland ayaa isu balansaday kulan kale xeer muran badan ka dhex dhaliyay Golahooda.











