Xoghayaha Dekeddaha iyo Kallumaysiga ee Xisbiga Wadani ayaa jawaab ka bixiyay hadalo maanta ka soo yeedhay Wasiirka hawlaha guud ee Somaliland Cabdillahi Abokor
Mudanayaasha golaha Wakiilada Somalilaan ayaa kalfadhigii ay yeesheen maanta waxa ay kuย ansixiyeen Xeerka Macdanta Somaliland
Xildhibaan Barkhad hureย ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo dhalinyaro magaalada Burco lagu xidhxidhay habeen hore
Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani waxa uu canbaareeayay dhalinyaro lagu xidhxidhay magaalada Burco
“Waxaa nasiib dara ah in MD Xasan wali xilka ku eeganaayo Cali Yare”Xildh Cabdi Barre Jibriil
Ceeb ka wayni ma jirto in dadkaagii maanta ku leeyihiin marka la gaadho 13′ November madaxweyne!
Guddida dhaqaalaha golaha wakiilada ayaa kulan laqaatay mareeyaha haayadda duulista iyo madaarada.
Iiraan ayaa Sucuudiga ugu goodiday inuu ka dhammaanayo dulqaad ay u muujin jirtay.










