Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay Djibuuti uga qeyb galeen caleemosaarka madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti…
https://youtu.be/m7EtFl77BPchttps://youtu.be/m7EtFl77BPc
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo xalay ku hoyday Magaalada Gaalkacyo ayaa halkaasi ka bilaabay wada-hadallo lagu xalinaayo Shaqaaqo ka dhalatay dil loo geystay Sheikh…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah la qaatay Dhiggiisa dalka Uganda Yoweri Museveni, Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadlay xiriirka laba geesoodka ah ee dhinacyada amniga,…
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumada soomaaliya Balaal Maxamed Cusman ayaa ka qeyb galay shirkii Golaha Jaamacadda Carabta ee heer Wasiir oo looga hadlayay weerada gardara…











