Saynisyahanno ka tirsan Macโhadkadka Garvan ee cilmi-baarista caafimaadka ee dalka Australia ayaa helay โxubin yarโ oo ka tirsan jirka aadanaha oo aan horey loo aqoon, xubintani waxey masโuul ka tahay la falgalka…
Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Qin Jian ayaa booqday xarun caafimaad oo ku taala degmada wadajir ee gobolka Banaadir oo ay maalgalisay dowladda Shiinaha. Xaruntaan waxaa daryeel caafimaad ka hela…




