In Ciidamada Itoobiya Ay gaysteen falal badan oo ay kamid yihin gubista guryo badan,kufsi, tacadi jidheed iyo waliba inay dileen nin shacab ah oo aan waxba galabsan,islamarkaaa kaliya lagu eedeeyey…
Roobkan oo watay dabayl ayaa la sheegay in uu sababay dhimashada 3 qof iyo burbur xooggan oo soo gaadhay guryo badan oo Hargeysa ku yaalla. Dadkan ku geeriyooday roobbka ayaa…











