Fariinta CBATV ee Wacyigelinta Xanuunka Coronavirus iyo Siyaabaha looga badbaadi karoNaaftaada, Qoyskaaga iyo Ummadda Soomaaliyeedba. Maxaa keena? Sidee buu u gubda/faafaa? Sideebaa laysu qaadsiiyaaa? Dawada Coronavirus? Dadka u nugul? Tallaabooyin…
CBATV – Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa Shacabka ugu baaqay inay u diyaar garoobaan Doorashooyinka Deegaanka & Wakiilada Somaliland. Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in shacabka looga fadhiyo inay doortaan Rag…
Madaxwaynaha ay ururka Ehlu Sunna u doorteen madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali ayaa markii ugu horeysay dawladda fadaraalka ah ee Soomalaiya,dawlad goboleedyada iyo beesha caalamka ugu baaqay…
Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay warar maalmihii u danbeeyey soo baxay oo sheegaya in magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ay imanayaan todobaadada soo socday madaxwaynaha dawladda fadaraalka ah…
Wasiirka wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa markii uug horeysay magaalada Hargeysa munaasibad hadhimo sharafeed ah ugu sameeyey badiba abwaanada Somaliland ee iskugu jira kuwii…
Wasaaradda Arimaha Dastuurka, ayaa qabaneysa kulanka ololaha wacyigalinta ee geedi socodka dib u eegista Dastuurka Qaranka, kaasoo ku qabsoomaya Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed, Soomaaliya. Munaasabadan lagu qabanayo magaalada Baydhabo ayaa qayb…
Guddiga doorashooyina dawladda fadaraalka ah ee Itoobiya ayaa markii ugu horeysay kulan balaadhan la qaatay dhamaan asxaabta siyaasadeed iyo kuwa bah-wadaagta ah ee dalka Itoobiya. Kulankan oo ka qabsoomay…
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Diinsoor ee gobolka Baay ee Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in xilli danbe oo habeenimadii Jimcahaa ee 14 Febarwari ah lagu daadiyey gudaha magaaladaasi Waraaqo ay…











