ayaa markii ugu horeysay guddiga heer qaran ee ka hortagga xanuunka Coronavirus ee Somaliland ugu baaqay inay soo bandhigaan xisaab xidh buuxda oo la xidhiidha waxa ay ku baxeen lacagaha…
dhamaantood,kadib markii ay ku eedeeyeen inay ku fashilmeen shaqadii loo igmaday ee xakamaynta iyo la dagaalanka xanuunka COVID19. Afhayeenka xisbiga WADDANI Garyaqaan Barkhad Jamaac Batuun ayaa sheegay in shaqada guddigu…
Masaajidkan oo xidhnaa muddo 74 maalmood ah ayaa dawladda Sucuudigu u xidhay,kadib markii uu xanuunka Coronavirus si xawli ah ugu faafay dalkaasi. Waxaana dawladdu ay sheegtay in albaabo xadidan ay…










