Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa maanta kulan Qado-sharaf Qaran ah ugu yeedhay Saddexda Dha-dhaar ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland: Goleyaasha Sharci-dejinta, Garsoorka, Golaha Xukuumadda (Fulinta), Guddoomiyeyaasha Hayโadaha…
Warbixin cusub aya bayaamisay sababta uu Turkiga dagaalka adag ugula jiro aqoonsiga iyo jiritaanka Somaliland.Jonathan Conricus , Khabiir ka tirsan Mac-hadka Difaaca Dimuqraadiyadda oo xaruntiisu tahay caasimadda Maraykanka ee Washington…
Masar ayaa si adag uga hortimid aqoonsiga iyo jiritaanka Somaliland, Hase yeeshee, doodda Masar waxay dhalisay suโaal weyn oo ku saabsan munaafiqnimadeeda siyaasadeed marka la eego xidhiidhka dhow ee Masar…











