Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa maanta si cad u beenisay warar sheegayay in nidaamka difaaca gantaallada S-400 la geeyay Soomaaliya. Wasaaraddu waxay sheegtay in S-400 uu yahay nidaam difaac oo gaar…
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in ku dhawaad 6.5 milyan oo qof, oo u dhiganta saddex-meelood meel shacabka Soomaaliya, ay wajahaan macluul daran bisha Maarso. Tiradan ayaa korodhay ku dhawaad…
Fadhigii 55-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), isla markaana uu wehelinayey Madaxweyne Ku-xigeenka JSL, Mudane Maxamed Cali Aw…











