Dalka Indonesia ayaa lagu xidhay nin dalka kasoo galay dhinaca badda oo ka yimi dalka Malaysia ka dib markii uu soo booqday xaaskiisa labaad ama minyarada oo uur leh oo…
Komishanka Tamarta JSL ayaa Guddoomiyaha Gobolka Sanaag farey inuu talaabo sharci ah ka qaado shirkadaha Laydhka ee Ceerigaabo oo diiday inay fuliyaan amarkii Madaxwaynaha JSL ku dhimay qiimihii korontada dalka.…
Maxkamad ku taalla Netherlands ayaa xukun 20 sano oo xabsi ah ku ridday nin u dhashay Eritrea, kadib markii lagu helay hoggaaminta shabakad tahriibin ah oo muhaajiriinta si arxan darro…











