Dalalka Masar, Turkiga, Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa si wadajir ah u diiday aqoonsiga Israaโiil ee Jamhuuriyadda Somaliland. Goโaankan ayaa yimid kaddib wadahadallo tilifoon ah oo uu sameeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda…
Baarlamaanka Aljeeriya ayaa 24-kii Diseembar 2025 si aqlabiyad ah u ansixiyay sharci ku dhawaaqaya in gumaysigii Faransiiska ee Aljeeriya uu ahaa dambi dowladeed, isla markaana dalbanaya raalli-gelin rasmi ah iyo…











