Wareysi gaar ah oo uu siiyay warbaahinta maraykanka ayaa Raโiisul Wasaaraha Israaโiil Benyamiin Netanyaahu ayaa si cad u difaacay goโaanka Israaโiil ay sida rasmiga ah ugu aqoonsatay Jamhuuriyadda Somaliland, jimcihii…
Kulankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, Dawladda Maraykanka waxay jeedisay hadal kooban balse macno weyn xambaarsan, kuna saabsan aqoonsiga ay Israaโiil siisay Somaliland: Inkastoo Maraykanku uusan si toos ah u…











