Wasiirka wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa markii uug horeysay magaalada Hargeysa munaasibad hadhimo sharafeed ah ugu sameeyey badiba abwaanada Somaliland ee iskugu jira kuwii…
Wasaaradda Arimaha Dastuurka, ayaa qabaneysa kulanka ololaha wacyigalinta ee geedi socodka dib u eegista Dastuurka Qaranka, kaasoo ku qabsoomaya Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed, Soomaaliya. Munaasabadan lagu qabanayo magaalada Baydhabo ayaa qayb…
Wasiiirka wasaaradda horumarinat caafimaadka Somaliland mudane Cumar Cabdilaahi Bade ayaa shaaciyey in Somaliland aanay lahayn shaybaadh iyo qalab lagu ogaado hadii la arko xaalad la xidhiidha xanuunka dunida si xawliga…
Xisbiga WADDANI Ee Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kulankii magaalada Addis-ababa ee caasimada dalka Itoobiya ku dhex maray madaxwaynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya iyo waliba safarkii uu madaxwaynaha Somaliland…
Guddiga doorashooyina dawladda fadaraalka ah ee Itoobiya ayaa markii ugu horeysay kulan balaadhan la qaatay dhamaan asxaabta siyaasadeed iyo kuwa bah-wadaagta ah ee dalka Itoobiya. Kulankan oo ka qabsoomay…
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Diinsoor ee gobolka Baay ee Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in xilli danbe oo habeenimadii Jimcahaa ee 14 Febarwari ah lagu daadiyey gudaha magaaladaasi Waraaqo ay…
Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay shaacisay in ay go’aansatay in Paasapoorka iyo kaadhka dhalashada ee Somaliland aanay qaadan cid aan u dhalan Somaliland madaama oo ay arrintaasi ku jirto…
Gudoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Mudane Faysal Cali Xuseen ayaa nasiib darro wayn ku tilmaamay in 28 Sanno oo ay Somaliland dawlad madax banaan ahayd ay dawladda Jabuuti ku guulaysatay…











