Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo weftigii uu hoggaaminayey, oo weli ku guda jira safarkiisii shaqo ee Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa ka qayb-galay Casho Sharaf rasmi…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa sanadkii labaad oo xidhiidh ah ka qayb-galay Shirka Caalamiga ah ee Kulanka Dawladaha Adduunka (World Governments Summit), oo ka qabsoomay Magaalada…











