Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta ka qayb-galay Xuska Sannad-guurada 32-aad ee Aasaaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Munaasibaddan ballaadhan oo lagu qabtay Xarunta Taliska Guud ee…











