Wadanka Sweden oo ah wadanka kaliya ee kuwaajahay xanuunka Coronavirus siyaasad ah in dadka aan guryha fadhiyin laakin is dhex socdaan ayaa waajahaya “mowjaddii labaad” ee xanuunkan. Anders Tegnell oo…
Raysalwasaaraha Ethiopia ayaa ku dhawaaqay Xaalad Degdeg ah oo uu dalkaasi galay kadib markii la xaqiijiyay Tirada Dadka uu ku dhacay Xanuunka Coronavirus. Codka Bariga Afrika
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdio ayaa ka hadlay Diyaargarowga Xanuunka Coronavirus (Convid19)
Martida:- Dr Maxamed Muuse Xassan, Gudoomiyaha Dhakhaatiirta Somaliland (Somaliland Medical Association). Soosaare:- Shabcaan Maxamed Xaaji Duubista: Cabdirisaaq Cismaan Farsamada: Mukhtaar Carab Codka Bariga Afrika CBATV
Fariinta CBATV ee Wacyigelinta Xanuunka Coronavirus iyo Siyaabaha looga badbaadi karoNaaftaada, Qoyskaaga iyo Ummadda Soomaaliyeedba. Maxaa keena? Sidee buu u gubda/faafaa? Sideebaa laysu qaadsiiyaaa? Dawada Coronavirus? Dadka u nugul? Tallaabooyin…
Wasiiirka wasaaradda horumarinat caafimaadka Somaliland mudane Cumar Cabdilaahi Bade ayaa shaaciyey in Somaliland aanay lahayn shaybaadh iyo qalab lagu ogaado hadii la arko xaalad la xidhiidha xanuunka dunida si xawliga…
Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa sheegay in wasaarada ay soo gaadheen kiisas la xidhiidha xanuunka ‘Kuduudiye’ oo soo ritey dad kala duwan. Balse…











