Shirka magaalada Dooxa ee dalka Qadar uga socda ergayda kala mataleysa dowladda Mareykanka iyo kuwa ururka Daalibaan ee dalka Afghanistan ayaa si horu dhac ah iskugu afgartay gogol xaarka heshiis…
Urur goboleedka IGAD iyo dowladda Jarmalka ayaa maanta kala sixiixday heshiis ay dowladda Jarmalka ugu deeqeyso ururka lacag dhan 34 milyan oo doollar. Saxiixa heshiiskan ayaa kusoo beegmay xilli wasiirro…
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka dalka Nayjeeriya ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashooyinkii todobaadkan ka dhacay dalkaas, iyagoo shaaciyay in Muxammaduu Buhaari uu mar labaad ku guuleystay doorashada madaxtinimo ee dalkaasi.…
Saynisyahanno ka tirsan Mac’hadkadka Garvan ee cilmi-baarista caafimaadka ee dalka Australia ayaa helay “xubin yar” oo ka tirsan jirka aadanaha oo aan horey loo aqoon, xubintani waxey mas’uul ka tahay la falgalka…
Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Qin Jian ayaa booqday xarun caafimaad oo ku taala degmada wadajir ee gobolka Banaadir oo ay maalgalisay dowladda Shiinaha. Xaruntaan waxaa daryeel caafimaad ka hela…
Xulka da’ yarta ciyaarahanada Qaranka Itoobiya ayaa xaqiijiyay in ay si rasmi ah uga qeyb galayaan tartanka ciyaaraha saaxiibtinimada wadamada Geeska Afrika. Tartankan ayaa la qorsheynayaa in bisha soo socota…
Ciyaariyahanada labaatan jirada xulka qaranka Soomaaliya ayaa ciyaar saaxiibtinimo Muqdisho kula ciyaari doona dhigooda dalka Eritrea 16-ka bishaan febraayo. Ciyaartan ay Soomaaliya martigelin doonta ayaa noqon doonta ciyaartii ugu horeysay…
Hoggaamiyeyaasha Ismaamulka Waqooyi Bari Kenya iyo culimada gobolladaas ka soo jeeda ayaa diiday qorshe ay xukuumadda Kenya ku doonayso inay ku yareeyso tirada gobollada iyo degmooyinka maamulkaasi. Kulan ay yeesheen…
Saaka oo isniin ah ayaa la xaqiijiyay geerida duuliye, Maryo Majonga oo ahaa duuliyaha gaarka ahaa ee madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Wilyam Ruuto kadib shil diyaaradeed oo shalay galinkii…