https://www.premierbank.so/

Diego Simeone Oo Ka Jawaabay Shiidkii Uu Kala Kulmay Taageerayaasha Man United Kadib Guushii Atletico Madrid.

Tababaraha Kooxda Atletico Madrid ee Diego Simeone ayaa sheegay in uuna ka war qabin shiidkii uu kala kulmay taageerayaasha Arsenal kadib guushii Atletico Madrid ka gaadhay Man United.

Diego Simeone ayaa Atletico Madrid ku hogaamiyay guul weyn kulan ka dhacay Old Trafford kana tirsanaa lugta 2-aad ee wareega 16-ka champions league.

Kadib markii ay dhamaatay ciyaartu, waxa la arkay taageerayaasha Man United oo shiidaya Tababaraha xilli uu ku sii ordayay qolka Labiska taas oo la kulantay dhaleecayn xoogan.

 

 

https://www.premierbank.so/