Dowladaha ay milatarigu hoggaamiyaan ee Mali, Burkina Faso iyo Niger ayaa si rasmi ah u bilaabay bangi maalgashi goboleed oo cusub. Bangigan cusub waxaa lagu maalgeliyay 500 bilyan oo CFA…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa saaka subaxnimadii Dhakhtarka Guud ee Hargeysa ku booqday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday magaalada Boorama.…











