Dowladda Tanzania ayaa taageertay dadaallada lagu xoojinayo Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), iyadoo sheegtay in dib-u-habaynta nidaamka caafimaadka caalamiga ahi ay tahay inay la socoto ilaalinta doorka WHO ee hoggaaminta farsamo…
Madaxweynaha Iiraan ayaa dalalka Muslimiinta ugu baaqay inay ka gudbaan kala qaybsanaanta, isla markaana dhistaan iskaashi amni oo mideeya. Madaxweynaha oo ka hadlay shir ka dhacay Tehran ayaa soo jeediyey…
Golaha Norwegian Refugee Council (NRC) ayaa ka digay in Soomaaliya ay wajahdo xaalad sii adkaanaysa oo dhinaca cuntada iyo nafaqada ah, iyadoo saamaynta abaarta, colaadaha iyo barakacu ay ku soo…
ANKARA — Hay’adda Tartanka ee Turkiga ayaa baadhitaan rasmi ah ka bilowday shirkadda dawooyinka ee Israa’iil ee Teva Pharmaceutical Industries, iyadoo looga shakisan yahay inay ku xad-gudubtay xeerarka tartanka suuqa…
Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamse Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad uu ka helay Dowladda aan walaalaha nahay ee Qatar. Booqashada Ra’iisul Wasaaraha ayaa daarran…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta hortiisa lagu dhaariyey xubno ka mid ah Golaha Wasiirada ee Qaranka JSL iyo xubin ka tirsan Guddida Diwaangalinta iyo Ansixinta…
Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa aroornimadii Arbacada duqayn ka fuliyay koonfurta Lubnaan, taas oo warbaahinta Lubnaan ku tilmaantay xadgudub kale oo ka dhan ah heshiis-dhismeedka ay Maraykanku dhexdhexaadiyeen. Wakaaladda Wararka Qaranka…










