๐๐๐ซ๐ ๐๐ข๐ฌ๐ ๐๐ ๐๐๐ง๐ฎ๐๐ซ๐ฒ, ๐๐๐๐ {๐๐&๐๐๐ก}-Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha JSL ayaa maanta si rasmi ah u la wareegtay dakhliyo ay hore u maamuli jireen Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga, iyo…
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa shalay ka safray Hargeysa, iyadoo xukuumaddu aanay sheegin halka uu tagayo. Laakiin galabta ayuu madaxweynuhu bartiisa facebook kusoo qoray sawirro muujinaya isaga oo raacaya diyaarad…
Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa ay maanta fuliyeen hawlgal amni oo qorshaysan, kaasi oo lagu baadi-goobayey koox hubaysan oo fal dambiyeed ku dilay laba qof oo shacab ah.Hawl galkan oo…











