Madaxwenaha Jamhuuriyada Soomalilaan wuuย ku fashilmay inuu dadka mideeyo ,inuu ku fashilmay inuu shuruucda dalka ilaaliyo ,inuu ku fashilmay inuu dalka doorashooyin ka qabto xisbiga Wadani
Waanu ka xun nahay oo waanu cambaaraynaynaa falka lagula ka cay muuqbaahiyaha CBA ,xisbiga Wadani
Muuqbaahiyaha dawlada Federaalka Itoobiya ayaa baahiyay warqoraal ah,kaas oo uu ku sheegayay ururka ONLF inuu xidhiidh la leeyahay kooxaha kooxaha argagixisada ah ee ka jira bariga afrika sida Alshabaab iyo…
Madaxwenahaย Puntland ayaa ka hadlay taariikhda ciidamada Daraawiishta
Shir-weynaha waxbarashada 31aad ee heer deegaan ayaa ka furmay magaalada Jigjiga.
Magaalad Gabiley waxa maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusayo jabhadii ururkii afraad oo ahayd hooyadii halgankii dib u xorayntaย Somaliland
Shacabka danyarta ah ee ku dhaqan xaafada Naasahablood ee magaalada Hargeysa ayaa cabsho ka muujiyay Maayarka caasimada Cabdikariin Axmed Mooge
Agaasimaha CBA TV ayaa sheegay inaanay marnaba joogsan doonin shaqada tv gu, sidoo kale waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay eedaha lagu soo oogay tvga
Madaxweynha dawlada federaalka soomaaliya ayaaย u magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaaleย Gudoomiyaha gobolka Banaadir








