Gudoomiyaha guddida qabanqaabada shirweynaha shacabka deegaanka Soomalida ooo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jigjiga ayaa xusay in shriku uu xiligiisii qabsoomayo.
Waxa la doonayaa saleebaanoow inaan oday ka noqoto oo aad sidii Xaaji Cabsi Waraabe AHUN ugu guntato ;odayaasha gobolka Togdheer
Danta Somaliland waxay ku jirtaa ama Madaxwene ha noqoto ama shacan ha noqdaan ama xisbiyo ha noqdaan halkaa maanta baarlamaanku dhigay
Dalka Yugandha ee ku yaala Bariga Afrika ayaa laga soo sheegayaa in lagu arkay dad qaba xanuunka Ebola
Golaha Wakiladda ayaa Guurtida u gudbiyay Xeerarkii Doorashooyinka ee ay shalay wax ka bedelka ku sameyey
Bahda Warbaahinta gobolka togdheer ayaa canbareyay xayirada Ay xumumadu sartay Telefishanka CBA TV
Musharaxa madaxwenaha ee Xisbiga Wadani ayaa la kulmay Gudoomiyaha Golaha Guurtida JSL
Wafdi ka socda Soomaaliya oo uu hagaaminayo Wasiirka arimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiaga ah ee Soomaaliya ayaa goob joog ka noqday furitaanka shirka golaha guud ee qaramada midoobay
Soo dhawayntii Madaxwenaha JSL ee gobolka Sool











