Gudomliya Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa cambareeyay xariga Xafiska CBA TV ee Hargaysa.
Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Dagmada Balidhiig oo Waraysi Siinayey Tvga CBA
Wefti uu hogaaminayo Wassirka Ciyaarah iyo dhalinyada dawlada federalkaa Soomaaliya ayaa lagu soo dhawweyay magaalda Jeddah
Siyaasi Cabdillahi Jawaan ayaa ka hadlay talo uu hore uguย soo jeeidyay madaxwenihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo
Xildhibaan Mustafe Khayreeye oo ka mida mudanayaasha Golaha Wakiilad ahnaย xildhibaanadii ansixiyaay Saddexdii xubnood ee Komishanka doorashooyinka ayaa ka hadlay arintaasi
Kooxda Alshabaab ayaaย dab qabadsiiye tuulooyin hoos yimaada degmada baxado ee gobolka galgaduud
Golaha Wakiiladda Somaliland Ayaa Cod Aqlabiyad Leh Ku Ansixiyay Sadexdii Xubnood Ee Ka Hadhsanaa Komishanka Doorashooyinka
Shirkada Dhaweeye ayaa shaqo abuur u samaysay 30 dhialinyaro ah











