R/wasaraaha Somalia oo Khadka Taleefanka Kula Hadlay Masโuuliyiinta Hoggaaminaya Kacdoonka..
Booliska Soomaaliya ayaaย gacanta ku soo dhigay haweeneey si arxan daran u garaacday gabar yar oo baraha bulshada qabsaday
Golaha Guurtida,golaha wakiilada,xukuumada intaba waxa ka awood wayn codka shacabka xil Siciid Cudhay
Go’aanka ay soo saareen Komishanka doorashooyinku waxaad moodaa go’aan ay ka muuqato dhedhexaadnimo , ka baaraan deg iyo u fiirsasho badan.
Dal fawdo ah ma nihin ee waxaynu nahay dal Dimuqraadi ahย oo madax banaan oo cidii cid wax ka tabanaysaa ay u marto nidaam sharci ah qaar ka mida Warbahinta…
Inagoo intan ka buuq iyo werwerย yar aynu isu nimaadno, Gudoomiyah golaha Guurtida Somaliland
Mawqifka xisbigu waxa weeye inaanaan 13 November wax ka danbeeyaย ogolayn mudo kordhin aan la isku waafaqsanayn oo aan laga heshiinย Gudoomiyaha xisbiga Wadani
Madaxweynaha dawlada federaalka Soomaliya oo ku sugnaa dalka Maraykanka maalmihii ugu danbeeyay ayaa kulan la qaatay madaxwenaha Maraykanka,kulankaas oo ku saabsan dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab
Dawlada Soomaliya ayaa markii ugu horaysay shaacisay in diyaaradaha Turkigu ay ka qayb qaateen dagaalka ciidamada deegaana iyo kuwa dawladu ay kula jiraan Alshabaab











