Hawlaglo saacado badan qaatay ayayย ciidamadu ka sameeyeen Woqooyiga magaalada Muqdisho oo ayay mudooyinkii ugu danbeeyay ka dhacayeen falal liddi ku ah amaanku
dhaqdhaqaaqyada loogu magacdaray xoraynata gobolada Soomaliya ayaa laga dareemayaa gobolada hiiraan iyo Galgaduud
Raysalwasaaraha Soomaliya ayaa maanta xadhiga ka jaray adeega duulista hawda Soomaliya taasi oo lagu sameeyay horumarin
Qaar ka mid ah Warbaahinta Madaxa Banaan ee ka Hawl gala Gudaha Magaalada Ceerigabo ayaa Si- adag u Canbaareeyey Xayiraada Telefishanka CBA
โMarkii uu Hadrawi meelahaan marayay ilaa Burco ilaa iyo Kismaayo tuula walaba dadku waa taagnaayen
Siyaasi Faarx Gaaceer ”Dawlada federaalku intay Axmed madoobe wadato anagu dawlad afederaalka la shaqayn mayno”
Soomaliland ma jirto doorasho danbe oo la isla ogolyahay oo nabad ah oo ka dhacaysa
Dhawaan waxa lagu wadaa deegaanka Soomalida inuu ka furmo shirwene wadatashi,kaas oo ay aayohooda kaga tashanayaan dadka ku dhaqan deegaanka Soomalida madaama itoobiya ay gelayso wadatashi qaran
Xildhibaan Hore Balaaki ayaa ka hadlay in uu sharci yahay iyo in kale go’aankii shalayย ay meel mariyeen qaar ka mida xildhibaanada wakiiladuย ee ururada iyo doorashooyinka











