Murshax Cabdiraxmaan Cirro oo hadalo kaftan iyo waano ah isugu daray beelaha diriray ee la heshiisiiyey.
Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay nabadaynta beelaha ku diriray Togdheer
Burco: Laba beelood oo ku diriray deegaanka Cali Saahid (Togdheer) ayaa isla qaatay xabadjoojin lagu adkeeyay dhaarin
“Wariye Bushaaro Baanday nabaro ayaa kasoo gaadhay xadhigii ciidanka booliska“ Xarunta Xuquuqal Insaanka Madaxa-banaan ee Somaliland, HRC.
Safiya Cabdinuur, xildhibaankii hore ee deegaanka IJAARA ee ismaamulka Gaarisa ayaa si adag ula hadashay Madaxweynaha kenya iyo Midowga Africa
Haweenka Bariga Burco ayaa ka hadlay xadhiga saxafiyad Bushaaro Baandey.
Xildhibaan Guuled Biixi Cabdi “Baahida ugu badan ee ay qabaan dadka ka soo jeeda Somaaliland…..
”Madaxweyaha haddii la caayo kursiga ayaa cayda leh, ha u qaadanina Subeer Awaloow in idinka laydin caayey”Odeyaal ka tirsan Beesha Garxajis.
”Inanta gaadiidkeedi Berbera lagu gubay inay xaqeedii hesho ayaan ugu baaqaynaa Maayarka Berbera”











