Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa maanta kulan Qado-sharaf Qaran ah ugu yeedhay Saddexda Dha-dhaar ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland: Goleyaasha Sharci-dejinta, Garsoorka, Golaha Xukuumadda (Fulinta), Guddoomiyeyaasha Hay’adaha…











