Aabaha dhalay xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi ayaa xidhiidh la sameeyey kooxda reer Spain ee Barcelona isaga oo raadinaya suurtogelinimada in uu laacibkani dib ugu laaban karo Camp Nou.…
Manchester United iyo Atletico Madrid ayaa caawa si fool ka fool ah ugu dagaalami doona inay xaqiiqsadaan booskooda wareega siddeed dhammaadka Champions League. Kulamada ka hadhsan lugta labaad ee wareega…
Kaddib markii ay kulan xiiso badan oo ka dhacay Portugal bar-bardhac 2-2 ah kusoo galeen, Ajax iyo Benfica ayaa markale ku kulmaya magaalada Amesterdam kulanka lugta labaad ee wareega…
Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa marmarsiiyo cajiib ah u sameeyay bar-bardhacii goolal la’aanta ahaa ee ay kooxdiisu xalay lasoo gashay Crystal Palace oo ay gegida Selhurt Park…
Kooxda Paris Saint-Germain ayaa lagu soo warramayaa inay go’aamisay lixda ciyaaryahan ee ay doonayso inay ka hareero dhisto kooxdeeda waxaana laga waayay ciyaartoyda loo arko kuwa ugu muhiimsan wakhtigan. Lionel…
Sabtdii ayay ahayd markii Salah bedel lagu sameeyay shan daqiiqo kaddib markii uu rigoore ka dhaliyay Brighton kaddib dhaawac cagta ka gaadhay Klopp ayaa sheegay in Mohamed uu dhaawacaasi haleelay…
Xulka da’ yarta ciyaarahanada Qaranka Itoobiya ayaa xaqiijiyay in ay si rasmi ah uga qeyb galayaan tartanka ciyaaraha saaxiibtinimada wadamada Geeska Afrika. Tartankan ayaa la qorsheynayaa in bisha soo socota…
Ciyaariyahanada labaatan jirada xulka qaranka Soomaaliya ayaa ciyaar saaxiibtinimo Muqdisho kula ciyaari doona dhigooda dalka Eritrea 16-ka bishaan febraayo. Ciyaartan ay Soomaaliya martigelin doonta ayaa noqon doonta ciyaartii ugu horeysay…
Haweenay lagu tilmaamay boqoradda kubadda dhagi-dhagida ee Afrika ayaa dhoolla tus aad u qurux badan oo ay samaysay uu soo jiitay indhaha adduunka. Muuqaal laga arkayo Hadhara Charle oo kubadda…











