https://www.premierbank.so/

”Masuuliyiinta ka xidhan Xisbiga Waddani guryahooda ayaa laga soo xidhay”Xisbiga Waddani.

Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Marwo Milgo Sanbalooshe Ayaa xukuumadda ku eedaysay in masuuliyiin ka tirsan xisbiga waddani oo guryahoodii laga soo xidhay laysku dhaafiyey gobolka awdal walina aan la horgaynin laamaha garsoorka.

 

 

https://www.premierbank.so/